16-MAY-2020

CIYAARAHA BUNDESLIGA OO MAANTA BILAAMAY

Waxaa maanta dalka Jarmalka ka bilaamay ciyaarihii kubadda cagta ee Bundesliga oo aan la ciyaarin in ka badan 66 maalmood,iyada oo cudurka COVID-19-ka  uu aad ugu faafay caalamka.

Maanta ayuu dhacay is aragii ugu horeeyay waaxaana ku kulmay kooxaha hoose oo ukala badiyay sidaan.

Saturday, 16-May-2020

Saturday, 16-May-2020

Liiska Kooxaha Ugu Horeeya Bundesliga

Liiska Kooxaha Ugu Horeeya Bundesliga

Dennis Diekmeier oo la siiyay RED CARD-kii ugu horeeyay

Dennis Diekmeier oo la siiyay RED CARD-kii ugu horeeyay

Dabaal-dega ERLING HAALAND kadib GOOOOOOOOOOOOOOAL uu dhaliyay

Dabaal-dega ERLING HAALAND kadib GOOOOOOOOOOOOOOAL  uu dhaliyay

You may also like