
Waxaa dunida kusoo badanaya taajiriinta,halkaan waxaan ku eegaynaa 10 shaqsi ee ugu dhaqaalaha badan dunida aan ku noolahay iyo dalalka ay kasoo jeedaan 2019-2020.
#1 Jeff Bezos $145B
- Dhalashadiisa: USA
- Da,diisa: 56 jir
- Halka uu lacagta ka keenay: Amazon.com iyo washington post
#2 Bill Gates $104B
- Dhalashadiisa: USA
- Da,diisa: 64 jir
- Halka uu lacagta ka keenay: Microsoft
#3 Bernard Arnault & Family$92B
- Dhalashadiisa: FRANCE
- Da,diisa: 71 jir
- Halka uu lacagta ka keenay: LVMH Moët Hennessy – Louis Vuitton SE, LVMH
#4 Warren Buffett $73B
- Dhalashadiisa: USA
- Da,diisa: 89 jir
- Halka uu lacagta ka keenay: Berkshire Hathaway
#5 Mark Zuckerberg $69B
#6 Larry Ellison $66B
- Dhalashadiisa: USA
- Da,diisa: 75 jir
- Halka uu lacagta ka keenay: Oracle Corporation
#7 Steve Ballmer $63B
#8 Amancio Ortega $61B
#9 Larry Page $58B
#10 Jim Walton $57B