27-MAY-2020

Jahwareer,Is-dhexyaac,Roob iyo sunta dadka ka keenta ilmadda ayaa hareereeyay magaalooyinka waa weyn ee dalka Maraykanka dibad bax looga soo horjeeday dil loo gaystay nin madoow ah oo ciidanka amniga gacantooda ku geeriyooday.

Daawo sawiro laga soo qaaday banaan baxa.

Ma neefsan karo

Ma neefsan karo

Caddaalad waa in uu helaa George Floyd

Caddaalad waa in uu helaa George Floyd

Jooji in dadka loo dilo midabkiisa-Ma neefsan karo-Midab-takoor

Jooji in dadka loo dilo midabkiisa-Ma neefsan karo-Midab-takoor

Ciidanka amniga

Ciidanka amniga

Ciidanka amaanka

Ciidanka amaanka

Sunta ilmadda

Sunta ilmadda

Ilhan Omar oo laga soo doorto halka lagu dilay George Floyd

Ilhan Omar oo laga soo doorto halka lagu dilay George Floyd

Dadka Madoow waa naflay

Dadka Madoow waa naflay

Caddaalad waa in uu helaa George Floyd

Caddaalad waa in uu helaa George Floyd

You may also like