GALKACYO,SOOMAALIYA

AHMED MUSE NUR-(AU)GUDOOYIHII GOBOLKA MUDUG OO GEERIYOODAY QARAXII MAANTA GALKACYO

AHMED MUSE NUR-(AU)GUDOOYIHII GOBOLKA MUDUG OO GEERIYOODAY QARAXII MAANTA GALKACYO

Gudoomiyihii Gobolka Mudug iyo saddex illaaladiisa ah ayaa ku geeriyooday qarax gaari oo lagu dhuftay gaari uu saarnaa marxuum (AU) Ahmed Muse Nur, sida uu u sheegay Reuters kabtan boolis ah oo lagu magacaabo "Mohamed Osman".

Waxaa sheegtay ururka Argagixisada ah ee Al-Shabaab oo uu u hadlay ninka u qaabilsan weeraradda Abdiasis Abu Musab.

Waa markii labaad mudo kooban oo kooxda Al-Shabab ay ku dilaan gudaha puntland madax sar-sare,waxay dhawaan qarax isna ku dileen Allaha u Naxariistee Marxuum Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Abdisalan Hassan Hersi.

Madax-weynaha puntland Mudane said Abdullahi Deni ayaa tacsi tiraanyo leh u diray dhamaan dadkii ku geeriyooday qaraxaaas.

QARAXII MAANTA GALKACYO 17-MAY-2020

Jama Deperani

Galmudug State House on Twitter


You may also like