14-MAY-2020

KASAWO, Uganda

Mariam Nabatanzi waa hooyo ku nool magaalada KASAWO ee dalka Uganda,waa 39 jir dhashay caruur aad u tiro badan oo gaaraysa 38 ciyaal ah.

Waxaa loo guuriyay iyada oo ah 12 sano jir,kadib waxay dhashay shan jeer oo mataano labo labo ah,afar jeer oo sadex sadex ah iyo ugu danbeyn shan jeer oo afar afar ah.

Markii la isu geeyo waxay guud ahaan dhashay 42 caruur ah,waxaana halkaa ka cad in afar qur ah ay ka saqiireen,hadana ay nolyihiin 38 ka mid ah.

Waa sheeko cajiib ah oo dhamaan dunida mar kali ah lala yaabay,waxaana laga sameeyay qoraalo iyo muuqaalo xaqiijinaya arinkaa.


HOOS KA DAAWO muqaal kooban oo laga sameeyay.

Baby boom: The mother of 42 children | DW Feature


You may also like